Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubbaland oo isku diyaarinaysa doorasho


Doorasho
Doorasho

Qaar ka mid ah siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada Jubbaland ee u sharaxan xilka Madaxweynaha Jubaland ayaa maalmihii la soo dhaafay walaac xooggan ka muujinayay guddoonka Guddiga Doorashada ee Jubbaland.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Maamulka Jubbaland Xamse Cabdi Barre oo VOA-da Waraysi siiyay ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan diyaar garowga doorashada Madaxtanimo ee dhwoaan la filayo inay ka dhacdo Maamul Goboleedka Jubaland.

Wariyaha VOA ee Nairobi, Khadar Maxamuud Xareed oo guddoomiyaha kula kulmay Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ugu horayn waydiiyay bal inuu faah faahin ka bixiyo sida ay wax u socdaan hadda.

Jubaland oo isku diyaarinaysa doorasho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

XS
SM
MD
LG