Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dallada PUNSA: Khilaafka ha la Dhameeyo


Dalladda Ururada Bulshada rayidka Puntland ee PUNSA ayaa Warsaxafadeed ay ka soo saartay xalay wada hadalka la filayo in maanta uu uga furmo Magaalada Garoowe Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobaleedyada ugu baaqday in ay ku xaliyan arrimaha lagu kala fogyahay.

faahfaahinta warkan waxaa Garoowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Dhageyso Baaqa Bulshada Rayidka Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:31 0:00

XS
SM
MD
LG