Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Soomaalida oo ku shiraya Garoowe

Madaxda
Madaxda

Magaalada Garoowe waxaa maanta gaaray qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. Waxaa sidoo kale maanta tagay magaalada ra'iisul wasaare Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Maalinta axadda ah ayaa waxaa magaalada ka furmaya shir u dhexeeya dowladda dhexe iyo madaxda maamul gobaleedyada dalka.

Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay xiisad cusubi ka dhalatay sharci doorasho oo shalay ay ansixiyeen Golaha Wasiirada ee dowladda Federalka Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

Kheyre oo gaaray Garoowe
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:24 0:00

XS
SM
MD
LG