Shaley ayaa waxa ay golaha wasiirada dowlada federaalka ansixisey sharci ku saabsan hanaanka doorashada Soomaaliya.
Qaar ka mida maamulada dalka, gaar ahaan Puntland iyo Galmudug ayaa durba ka hor-yimid sharcigaas oo ay ku sheegeen inaan laga talo gelin isla markaana uu yahay mid aan sharci aheyn.
Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan inoo heysa.
Facebook Forum