Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo dilay Shabaab horey uga dilay askari


Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay dileen mid ka mid ah maleeshiyaddii ururka Al-Shabab ee qeybta ka ahaa weerar lagu dilay mid ka mid ah askarta Mareykanka sideedii bishii June ee sanadkii hore.

Warbixin ay arrintan ka qortay majaladda Marine Times, ee ka faaloota arrimaha ciidamada Mariniska Mareykanka, waxaa isha soo mariyay oo inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Mareykanka oo dilay Shabaab horey uga dilay askari
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG