Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabaab isku dhiibay ciidamada dowladda


Shabaab
Shabaab

Maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay isu soo dhiibeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku suggan gobolka Gedo.

Maleeshiyadan ayaa iska soo dhiibay magaalooyinka Garbahareey iyo Doolow.

Jamaal Axmed Cusmaan ayaa arrintan wax ka weydiiyay Sheekh Maxamed Xuusen Al-Qaadi, gudoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo.

Shabaab isku dhiibay ciidamada dowladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

XS
SM
MD
LG