Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybo ka mid ah Sanaag oo la geliyey xaalad deg deg ah


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in sadex degmo oo ka tirsan gobolka Sanaag oo ay ku jirto magaalada caasimadda gobolkaasi ee Ceerigaabo lagu soo rogay xaalad deg deg ah.

Meelo ka mid ah gobolka Sanaag oo ay waayahan dambe ku soo noq noqdeen colaadaha beelaha ee aargoosiga ku salaysan ayaa la sheegay in xaaladan deg dega ahi ka socon doonto mudo sadex bilood ah.

Sahra Ciidle Nuur ayaa ka waraysatay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Jaamac Aaden oo marka hore soo koobaya warsaxaafadeedka madaxtooyadu soo saartay.

Qeybo ka mid ah Sanaag oo xaalad deg deg ah la geliyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

XS
SM
MD
LG