Iyadoo ay soo badanayaan dadka aan Soomaalida aheyn ee xiiseeya cunnooyinka Soomaalida ayaa maqaayadda ku taaalla magaalada Columbus, Ohio ee dalkan Mareykanka waxay billowdey iney sameyso bisa oodkac lagu sameeyey.
Cuntadaasi ayaa waxay soo jiidatey macaamiisha ku xiran oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib.
Milkiilaha maqaayadda Halal Piza ee sameysa biisada oodkaca, Mustafa Cali Miicaad, ayaa wariyaheenna Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab uga warramey ujaaddada ay ka leeyihiin iney sameeyaan biisa oodkac ah, iyo sida ay dadka u arkeen.
Facebook Forum