Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waresyai: Maalinta Caalamiga ah ee Duumada


Sanad walaba maanta oo kale 25-ka bisha April waxaa dunida laga xusaa maalinta cudurka Malaariyada ama Duumada.

Sanadkan ayaa si ka duwan sanadihii hore waxay ku soo beegmeysaa maalinta iyadoo shalay dunida laga billaabay tallaalkii ugu horeeyay ee ka hortagga Duumada.

Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa xanuunkan ka wareystay. Dr.C/laahi Maxamed Cismaan (Dr. Indhooy ) waxaa oo ku taqasusay cudurrada guud kana howlgalaa Magaalada Baledweyne.

Warbixin maalinta maleeriyada adduunk
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:35 0:00

XS
SM
MD
LG