Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali laga soo bad-baadiyay dagaallada Liibiya


Qaar ka mid ah Soomaali ku go’doonsanayd dagaallada ka socda hareeraha caasimadda Liibya ee Triboli ayaa fursad u helay in halkaasi laga soo saaro, iyadoo weli ay jiraan Soomaali tahriibayaal oo badan oo ku xanniban magaalooyinka kala duwan ee Liibiya, iyo qaar weli gacanta ugu jira kooxaha Magafayaasha.

Wariyaha VOA Nuur Xasan Nuur ayaa arrintan ka waresytay Muxiyaddiin Maxamed Kaalmooy oo ah safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya, khadka taleefanka ee Triboli ayuuna kula xiriiray, isagoo weydiiyay dadkii dadkii ugu dambeeyay ee halkaa laga soo qaaday.

Tahriibayaa laga soo bad baadiyay dagaallada Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG