Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wiil Dhalinyaro ah oo hibo u leh guryo naqshadeynta


Yuusuf Cabdulaahi, waa wiil dhalinyara ah oo dhawaan qorsheynaya in uu dhammeysto waxbarashadiisa heerka jaamaceed. Wuxuu aad ugu wanaagsan yahay naqshadeynta dhismaha guryaha, wuxuuna leeyahay riyo ah inuu wax ka beddelo noocyada dhismooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Yusuf, waxaa Muqdisho kula kulmay wariyaheenna Cabdulqadir Maxamed Cabdulle, waxana uu uga warramay fikradaha iyo naqshadaha uu illaa iyo hadda sameeyay. Balse ugu horreyn wuxuu ka warramaya Yusuf, maaddooyinka uu ku fiicanyahay.

Wareysi: Wiil dhalinyaro ah oo hibo u leh wax naqshadeynta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG