Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nairobi: Weriyayaal loo furey tababar ku saabsan cudurka Dabeysha


Waxa maanta magaalada Nayroobi ka furmey tababar ay wada jir u qaban-qaabiyeen VOA iyo hey'adda Mareykanka u qaabilsan ka hor-tagga cudurrada faafa ee magaceeda loo soo gaabiyo CDC. Tababarkaasi ayaa diiradda lagu saarayaa cudurka dabeysha.

Wariyayaasha tababarka la siinayo oo u badan kuwa ka shaqeeya VOA ayaa khubaradu ay duruus muhiim ah ka siineysaa sida ugu habboon ee wariyaasha looga baahan yahey in ay u tabiyaan wararka ku xiriira ka hor-tagga cudurka dabaysha iyo hawlaha ku saabsan ciribtirka dabaysha.

Warbixintan waxaa magaalada Nayroobi nooga soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG