Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Prof Maxamed Mukhtaar


Prof. Maxamed Mukhtaar
Prof. Maxamed Mukhtaar

Burburka Soomaaliya ma saamaynin oo keliya dhinaca dawladnimada iyo degaanka balse waxaa sidoo kale uu saameeyey hannaankii waxbarashada, iyo cilmi-baarista xeer Soomaaliga iyo aqoonta kale ee Soomaalida.

Haddaba Toddobaadkan waxaa magaalada Washington DC Ku sugnaa aqoonyahanno uu ka mid yahay Prof. Maxamed Mukhtaar oo taariikhda Afrika ka dhiga Jaamacadda Savannah State University ee Gobolka Georgia ee dalkan Maraykanka. Prof. Maxamed Mukhtaar waxa uu nagu soo booqday istuudiyaha VOA Somali. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey burburka Soomaaliya sida uu saameeyey cilmi-baaristii Soomaalida.

Wareysi: Prof. Maxamed Mukhtaar
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:03 0:00

XS
SM
MD
LG