Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda iyo Maamul-gobolleedyada.


Farmaajo

Barnaamijka Faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegaynaa khilaafkii u dhaxeeya maamul-goboleedyada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo halka uu ku danbeeyay.

Haddaba barnaamijka waxaa ka qeybgalaya oo arrimahaasi falanqeynaya Cabdirashiid Khaliif oo madax u ah hay'adda Heritage; Cabdiraxmaan Diinaari oo ka tirsan Hay'adda Talosoojeedinta iyo Burhan Warsame oo xubin ka ahaa guddiga dhex-dhexaadinta labada dhinaca.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:39:05 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG