Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Sheegow oo Muqdisho lagu Aasay


Alla ha u naxariistee wariye Sheegoow oo arday la hadlaya

Alla ha u naxariistee waxaa galabta Muqdisho lagu aasay wariyihii weynaa ee Soomaaliyeed, Cabdullaahi Maxamed Sheegow, Isniintiina, waxaa Nairobi ku geeriyooday Maxamuud Maxamed Afrax oo ka mid ahaa rug-caddaaga saxaafadda Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Maxamaed Colaad Xassan ayaa wixii uu ka yaqaanay wariyeyaashaasi, ka wareystay Cabdulqaadir Maxamed Mursal oo ka mid ah wariyeyaasha rug-cadaaga Soomaaliyeed, khadka taleefanka ee Magaalada Burnsvile ee gobolka Minnesotta ayuu kula xiriiray, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay, waxa uu ku yaqaan Marxuum Sheegow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG