Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IGAD oo soo saartay digniin abaar ku wajahan Bariga Afrika


Maamul Goboleedka IGAD ayaa ka digay inay kor u kacdo baahida dhinaca cuntada ee ka taagan waddamada gobolka gaar ahaan waddamada Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Uganda.

War saxaafadeed kasoo baxay IGAD ayaa lagu sheegay in cunto yaraantu ay saamayn karto ilaa 23 milyan oo qof ku nool waddamadaasi.

Warbxiintan waxaa inoo haysa Falastiin Axmed Iimaan.

IGAD oo soo saartay digniin abaar ku wajahan Geeska Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00

XS
SM
MD
LG