Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Nin Ku eedeysanaa in uu bam ku tuurey saldhig ciidan oo la dilay


Qaraxa Muqdisho
Qaraxa Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa diley nin lagu eedeyay in uu bamgacmeed ku weeraray saldhigga ciidamada booliska ee degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir xalay.

Ninkan ayaa la sheegey in kadib markii uu bambada kuu ku tuurey saldhigga uu ku ordey guri meesha ka agdhwaa, halkaaso ay ciidamada isku hareereeyen.

Lama shegein khasaare ay geystay bambada ninkaasi uu saldhigga ku tuurey. Wariyaha VOA ee Muqdisho C/qaadir Cabdulle ayaa warbixintan soo direy.

Eedeysane Shabaab oo Muqdisho lagu diley
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:39 0:00

XS
SM
MD
LG