Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Duqeyn lagu Dilay Sarkaal Daacish ah


Mas'uuliyiinta Puntland ayaa idaacadda VOA u shegay in duqayn lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan maleeshiyada Daacish.

Wasiirka Amnga ee Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa VOA u sheegay in duqaynta oo manata dhacday lagu dilay Cabdixakiim Dhoqobeed oo ah ku xigeenka Sheekh Cabdulqaadir Muumin.

Qof kale oo ana weli la aqoonsan ayaa la sheegay inuu la dhintay ninkaasi. Ilaa hadda ma cadda cidda weerarka gaysatay, sidoo kale ciidamada milatariga Marayanka ayaan weli ka hadlin weerarkan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG