Madaxda Puntland ayaa ka dalbaday hay’adaha garsoorka dedejinta kiisaska la xiriira kufsiga, si looga hortago falalka kufsiga iyo dilka is wata ee ku soo badanaya Puntland.
Dalabkan ayaa yimid ayada oo kii ugu dambeeyay uu shalay ka dhacay magaalada Garoowe, kaas oo lagu kufsaday gabar uur leh kadibna la dilay.
Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inooga soo diray Garowe.
Facebook Forum