Qarax miino oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa dhaawacay tiro askar ah, iyada oo dhaawaca qaarkii uu culus yahay.
Askarta ayaa la weeraray iyaga oo gaari saaran.
Warbixintan kooban waxaa magaalada Boosaaso ka soo diray Faaduma Yaasiin Jaamac.