Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF: Dhibaatooyin ayaa ka jira Gobolka Soomaalida


Cadaani Hirmooge
Cadaani Hirmooge

Madaxda Ururka ONLF ayaa sheegay inay dhul ballaaran oo ku yaalla Gobolka Soomaalida ay ku soo arkeen dhibaatooyin xoogan oo haysta dadka deegaanka.

Dhulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa intii ay ka socdeen dagaallada Jabhadaha hubaysan waxaa ay taasi keentey in dib u dhac xooggan uu soo gaaro horumarkii gobolka.

Dhowr iyo labaatan deegaan oo ka mid ah gobolka ayaa waxaa socdaal ku tagay Ururka ONLF.

Waxyaabihii ay ku soo arkeen waxaa Afhayeenka Ururka ONLF, Cadaani Hiirmooge uu sheegay inay tahay in ay tahay mid u baahan gacan dowladeed iyo mid dadka deegaanka ah, si loo hormariyo dhulkaasi.

Cadaani Hiirmooge waxuu u waramay Sahra Abdi Ahmed.

ONLF: Dhibaatooyin ayaa ka jira gobolka Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

XS
SM
MD
LG