Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faiza Cali oo Musharax ka ah Calgary, Canada


Faiza Cali Cabdi
Faiza Cali Cabdi

Mudo labo todobaad ka yar oo ku aadan 16 April ayaa gobolka Alberta ee dalka Kanada waxa loo dareerayaa maalinta codeynta doorashada. Hasa ahaatee waxaa jiro doono maalmo shan ah oo ay dadku codkooda horey u dhiiban karaan.

Musharaxiinta xildoonka ah waxaa ka mid ah afar Soomaali ah oo labo ka mid ah ay ka tartamayaan caasimada gobolkaas ee Edmonton, halka labada kalena ay ka tartamayaan Calgary iyo Brooks oo iyagu dhaca Koonfurta gobolka Alberta.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa wareystey Faiza Cali Cabdi oo ka tartameysa magaalada Calgary.

Musharax Faiza Cali Cabdi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG