Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Biixi oo Wasiirro Shaqada ka Eryey


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xilalkii ka qaaday wasiirrada wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Warfaafinta. Xilka qaadistan ayaa timid, kaddib markii xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland dhawaan loo gudbiyay eedo musuq-maasuq oo ka dhan ah labadan wasiir.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo dirtay Sagal Mustafe.

Dhageyso Wasiirrada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:10 0:00

XS
SM
MD
LG