Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Quebec, Canada oo Xijaabka laga Mamnuucayo


Sheekh Cabdirixmaan Bashiir

Gobolka Quebec ee dalka Kanada waxaa beri la meelmarinayaa sida la wadafilayo, in goobaha shaqada dowlada laga mumnuuco calaamadaha diimaha. Sharcigan ayaa loo arkaa in uu yahay mid Muslimiinta lagu dhibayo, qaasatan dumarka Muslimka ah ee u shaqeeyo dowlada.

Isla gobolkaasana, waxaa shaqada laga eryey haweeney gudoomiye ku xigeen degmo ahayd oo hadalo Muslim nacayb ku saleysan warbaahinta bulshada soodhigtey.
Jaamac Buulle Jaamac ayaa qadka telefoonka ee magaalada Gatineau ee Canada ku la xariirey, Sheekh Cabdirixmaan Shariif oo ka mid ah cullamada Soomaalida ugu caansan dalka Canada. Waxaana uu uguhoreyn weydiiyey falka Muslim naceybka ah ee haweenayda lagu eedeeyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG