Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo saacado qabsatay Xawaadley


Shabaab

Kooxda Al-Shabaab ayaa wakhti kooban la wareegay gacan ku haynta deegaanka Xawaadley oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe.

Inta la ogyahay, waxaa kooxda ay ka wateen deegaankaasi markii ay tageen baabuur kuwa raaxada ah.

Dadka deegaanka ayaa cabsi xoogan ka muujinaya Al-Shabaab iyo weeraradooda joogtada noqdey oo u muuqdo inay si dardar ah ku socdaan.

Sahra Cabdi Axmed, ayaa khadka telefoonka kula xariirtey Xildhibaan Xasan Maxamed Xaaji Ibraahim (Xassan-Dheere) oo horey gaarigiisa ay Al-Shabaab ugu gubeen degmada Balcad markii ay la wareegeen dhowr cisho ka hor.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG