Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkuu marayaa baaritaanka dilkii Caa'isha Ilyaas


Galkayo Somalia
Galkayo Somalia

Qoyska Caasha Ilyaas oo ahayd gabadhii 12-jirka ahayd ee la kufsaday kadibna lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa dhaliilay qaabka loo wado baadhitaanka lagu sameynayo dadkii ka danbeeyey danbiga gabadhooda lagula kacay.

Aabaha gabadhan dhalay oo lagu magacaabo Ilyaas Aadan ayaa VOA u sheegay inuu dareensan yahay in wadadii laga leexiyay baadhitaanka kiiskan.

Aabe Ilyaas ayaa xilliga uu VOA la hadlayay xasuus ahaan u watay boorsadii ay gabadhiisu ku tagi jirtay iskuulka.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa diyaariyey weriyaha VOA ee Garowe, Nuux Muuse Birjeeb.

Dhageyso Qoyska Caa'isha Ilyaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG