Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubno Shabaab ah oo xukun dil lagu riday


Eedeysanayaasha la xukumay

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday laba nin oo ku eedeysnaa weeraro iyo qaraxyo ay dad ku dhinteen oo Muqdisho ka dhacay.

Labada nin ayaa lagu kala magacaaba Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) oo 23 jir ah iyo Maxamed Cali Boorow Aadan oo 25 jir ah.

Raggan ayaa la sheegay inay xubno ka yihiin kooxda Al-Shabaab sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamadda Qalabka Sida Xasan Cali Shuute.

Seynab Abuukar ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG