Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijki Qurbe


Safiir Cabdirisaaq Taano
Safiir Cabdirisaaq Taano

Qurbe waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xaallada Qurbejoogta Soomaalida ee dalka Qadar. Waxana ku marti ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qadar, Cabdirisaaq Faarax Cali-Taano.

Sahro Cabdi Axmed ayaa soo diyaareysay, nalana socodsiinaysa.

Safiir Cabdirisaaq-Taano
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:50 0:00

XS
SM
MD
LG