Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo dib uga soo cusboonaaday Xeraale


Dagaalo khasaarr badan oo nafeed gaystay ayaa ilaa xalay ilaa maanta gelinkii hore ka dhacayey degaanka Xeraaale ee Gobolka Galguduud.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyey dhinacyo horey ugu dagaalamay deegaankan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in tobannaan qof ay ku dhinteen inkastoo weli mas’uuliyiinta Galmudug aysan xaqiijin khasaaraha.

Cabdulwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.

Dagaallo dib uga soo cusboonaaday Xeraale
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00

XS
SM
MD
LG