Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Geelle oo Booqday Muqdisho


Madaxweynaha Wadanka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Mqudisho,waxaana garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxmaed Cabdulaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Djibouti ayaa lagu wadaa in xariga uu ka jaro safaard cusub ee Jabuuti ay ka dhisatay Muqdisho.

Wafdiga madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa ku jiray fanaaniin Soomaaliyeed oo ka soo raacay magaalada Djibouti. Fanaaniintaas waxaa ka mid ahaa Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG