Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal Alshabab ah oo lagu Dilay Yaaq-bariweyne


Wararka ka imaanaya deegaanka Yaaq beriweyne ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay xiisad dagaal ka taagneyd ilaa iyo shalay, ka dib markii maleeshiyo gacan saar la leh ciidamada dowladda ay halkaa ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyada al- Shabab.

Ciidamo ka tirsan al-Shabab iyo dadka deegaanka ayaa xiisaddi ay ka dhex oogantahay.

Hadaba sarkaalkaa la dilay ayaa wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan uu wax ka weydiiyay Gudoomiye ku xigeenka maamulka Shabeelada Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG