Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MN: Argagixisada Lacago Looma Dirin


Hanti-dhowrka sharci-dejinta ee gobolka Minnesota ayaa warbixin ka soo baxday lagu sheegay in wax dambi ah lagu waayey baaris uu horay u codsaday golaha sharci-dejinta ee gobolka MN, taas oo timid ka dib markii la soo wariyey in xarumaha lagu xanaaneeyo caruurta Soomaalida ay 100 milyan oo dollar lunsadeen, lacagtaasna laga yaabo in ay u tagtay kooxo argagixiso ah oo Somalia ku sugan.

Haddaba sida ay dacwaddu ku soo bilaabatay iyo wixii la soo maray ayaa wariyaha VOAda ee gobolka MN uu ka wareystay Maxamuud Noor oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka gobolka MN.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG