Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garissa: 3 Qof oo Bullaacad ku Dhacay


Dadka ku nool magaalada Garisa ayaa tan iyo xalay ku mashquulsan sidii loo heli lahaa oo dibadda loogu soo saari lahaa raq iyo ruux, saddex qof oo laba ka mid ahi caruur yihiin oo xalay fiidkii ay la duntay musqul ku taalla guri ka mid ah guryaha magaalada Garisa ee dalka Kenya.

Saddexda qof ayaa kala ah nin oday ah, wiil uu awoode u yahay iyo wiil yar oo ay dhaleen reerka daggan guriga ay masiibada ka dhacday. Dhacdadaan qarracanka leh ayaa Nur Xasan Nur uu ka wareystay wariyaheena magaalada Garisa, Maxamed Farax Shire.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG