Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska
Barnaamijka Caweyska

WASHINGTON: Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa sheekooyin aad u xiiso badan oo ay ka mid yihiin, Nin munaasibadii meherkiisa gaar ahaan qaybtii faraatigaliska ku qabtay badda gunteeda, Qayb kale oo ka mid ah Silsiladii Araweelo iyo waliba qayb kale oo ka mid Waraysigii Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento".

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.

Caweyska
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:23:21 0:00


.

XS
SM
MD
LG