Baarnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Soomaali fara badan oo ku soo badanaya ganacsiga sarifka lacagaha qalaad ee online-ka lagu kala sarrifto.
Suuqyadan oo markii hore aanay Soomaalida fikrado badan ka heysan, ayaa hadda waxa jira macallimiin tababara Soomaalida dooneysa inay ka mid noqdaan ganacsigan.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
Embed
share
Bandhigga VOA
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:11:18
0:00