Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Baahida Daran ee Gurmadka Deg-degga ah


Ka dib qaraxyada ka dhaca magaalooyinka Somalia, gaar ahaan caasimadda Muqdisho, waxaa aad u adag in dadku ay helaan gurmad deg deg ah, waxaana culeeska ugu badan la kulma gaadiidka tirada yare ee gurmadka.

Dr Cabdulqaadir Xaaji Aadan, madaxa Aamin Ambulance ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay, in marka laga reebo yarida taagta dhaqaale ee Adeeggiisa, haddana dhibta ugu weyn ee ay qabaani ay tahay sidii ay, sida ugu dhakhsaha badan, ugu gaari lahaayeen dadka dhibaateysan.

Wariyaha VOAda Cabduqaaldir M. CAbdulle ayuu u waramey.

Dhageyso Baahida Gurmarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG