Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Waddooyinka ee Somaliland, Cabdillaahi Obokor Cismaan oo ka hadlaya waddada isku xireysa Berbera iyo Wajaale, taas oo ka qeyb ka ah heshiiska Somiland, Ethiopia, iyo shirkadda DP World.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG