Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Yay tahay in Somalia ay xulufo la sameysato.


Dowladda Soomaaliya ayaa xiisad diblomaasiyeed oo cusub lugaha la gashay kadib markii Kenya ay u yeertay safiirkeeda Muqdisho, islamarkaana soo dirtay kii Soomaaliya.

Arrintan ayaa imanaysa ayada oo sidoo kale dowladda Soomaaliya ay kasoo kabaneyso xiisaddii dalalka khaliijka.

Haddaba Soomaaliya yay tahay inay xulufo la sameysato.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG