Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ciidamo badan gaysay Gaalkacyo


Ciidamada Puntland
Ciidamada Puntland

Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo oo dhowaan lagu dilay gabar yar oo 12 jir ahayd.

Hoggaanka ciidanka ayaa sheegay in ujeedkooda uu yahay xaqiijinta amniga Gaalkacyo iyo sidii wax looga qaban lahaa cid kasta oo ku lug yeelata kufsigii iyo dilkii Caa’isha Ilyaas.

Duqa Gaalkacyo ee Puntland, Yaasin Cabdisamad ayaa sheegay in ka go’an tahay in magaalada ay ka dhigaan meel qof kasta uu ku noolaan karo isaga oo aan cabsaneyn.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaxaad Macallin Isxaaq.

Puntland oo ciidamo badan gaysay Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG