Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maalinta Muslimiinta Minnesota ee Baarlamaanka


MUSLIM DAY MINNSOTA
MUSLIM DAY MINNSOTA

Gollaha Shacabka ee gobolka Minnesota ayaa waxa lagu qabtey kullanki 16-naad ee maalin loogu magacdarey, Maalinta Muslimiinta Minnesota ee Baarlamaanka. Kullankan ayaa loogu talagaley in kor loogu qaado danaha Muslimiinta gobolkaas iyo guud ahaanba bulashada. Madaxda gobolka ayaa si xoog leh uga soo qaybgashey.


Jaamac Buulle Jaamac ayaa taariikhda iyo ulajeedada kullankan ka wareystey, Sheekh Xassan Dhooye oo ah Gudoomiyaha Fulinta ee Jimciyada Islaamiga ee Waqooyiga Mareykanka ee Ayana loo yaqaan, kana mid ahayd hay-addihi soo qabanqaabiyey kullankan.

Sheekh Xassan Dhooye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

XS
SM
MD
LG