Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Iyo Qoyska: Kufsiga iyo Dilka Caaisha Ilyas


Guud ahaan soomaalida ayaa waxay wali si wayn u hadal hayaan kufsiga iyo dilka maalintii Jimcha magaalada Gaalkacyo loogu geystay gabar yar oo 12 jir ahayd oo lagu magacaabo Caa’isha Ilyaas, taasoo ay qaar badan oo ka mid ah bulshada ay ka dhur sugayaan waxa uu noqonayo jawaabta maamulka maalagaalada gaalkacyo ka bixinayo arrintaasi.

sidoo kale waxay dadku shabakadaha bulshada isku weydiinayaan jawaabta u taala shacabka caadiga ah ee magaalada Gaalkacyo si loo suuliyo duliga ku dhacay gabadhaasi yare e 12-ka jirka ahayd.

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan oo arrintaasi ku saabsan. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud).

Dhageyso Barnamijka oo Dhan
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:30 0:00

XS
SM
MD
LG