Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Wadamada Carabta iyo Yurub oo ay Soomaaliya ka Qaybgaleyso


Axmed Cawad Ciise, Wasiirka Arrimaha Dibadda
Axmed Cawad Ciise, Wasiirka Arrimaha Dibadda

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa tegey magaalda Sherma Sheekh ee dalka Masar, halkaas oo ay uga qeybgeli doonaan shir ay yeelanayaan wadamada Carabta iyo Yurub.

Falastin Ahmed Iiman ayaa kulankaas iyo qorshayaasha looga hadlayo ka wareysatey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

XS
SM
MD
LG