Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso: Kulanka Suugaanta Caruurta ee Sweden


SUUGAANTA CARUURTA STOCKHOLM
SUUGAANTA CARUURTA STOCKHOLM

Wali waxa daafaha dunida ka socdo munaasabaddo lagu xusayo maalinta afka hooyo oo ku aadaneyd Khamiisti aanu soo dhaafney ee bishan Feebaraayo ay 21-ka ahayd. Magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxa ka socdo kulan lagu soo bandhigayo suugaanta caruurta oo aqoonyahano Soomaaliyeed oo ku xeeldheer laga casuumey wadamo kala duwan.

Kulan Suugaaneedkan oo bilowdey Jimcihi, maantana oo Axad ahna soo gaba-gaboobayo ayaa warbixintan waxa nooga diyaariyey, Jaamac Buulle Jaamac.

Kulanka Suugaanta Caruurta
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:44 0:00

KULANKA SUUGAANTA CARUURTA1
KULANKA SUUGAANTA CARUURTA1

XS
SM
MD
LG