Allaha u naxariistee waxa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan oo ka mid ahaa ruug-caddaaga saxaafadda, qoraa iyo aqoonyahan, markii dambena siyaasadda ku biiray.
Dr Maxamed-Rashiid ayaa cusbital ku yaalla magaalada Hargeysa xalay ugu geeriyooday xanuun degdeg ah.
Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa la kulmay dadkii ay soo wada shaqeeyeen qaarkood, waxaanu warbixintan oo uu ku eegayo taariikh nololeedkiisa ka soo diray Hargeysa.
Facebook Forum