Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Horrumarka ay dunida casriga ah ka gaartay waxbarashada

Ku soo dhawaada barnaamijkii Bandhigga VOA oo aan todobaadkan ku eegeyno waxbarashada iyo barbaarinta caruurta, iyo sida dunida casriga ah ay horumar uga gaartay. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya.

Dhageyso Bandhigga VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:14:58 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG