Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska: Nasrisom


Nasri Som
Nasri Som

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Nasro Xasan Cali (Nasri Som) oo ah gabar dhallinyaro ah oo Soomaaliyeed oo daggan magaalada Columbus ee gobolka Ohio. Nasro waa gabar sameysa agabta ay dumarku jirkooda marsadaan si ay isugu qurxiyaan oo layiraahdo Nasrisom.

Nasro waxa maalmo ka hor intii aanay guursan dhamaadkii sanadkii tagay ee 2018-ka ay lacagtii ay ugu talo gashay inay ku qarash gareeyso xafladda arooskeeda waxay siisay dad Soomaali ah baahan oo jooga guadaha dalka.

Caasho Ibraahim Aaden ayaa barnaamijka soo diyaarisa iyada ayaana nala socodsiineysa.

Dhageyso Haweenka iyo Qoyska
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:47 0:00

XS
SM
MD
LG