Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Waare oo ka hadlay amniga & arrimo kale


Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Burundi ayaa shalay ku baaqay inay shir degdeg ah iskugu yimaadana madaxweynayaasha waddamada ciidamada usoo diray Soomaaliya. Tallaabadan ayaa waxay ka dambaysay kadib markii uu soo baxay walaac ku aaddan ka bixitanaka lasoo jeediyey in 1000 (kun) askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ah ay ka baxaan maamul goboleedka Hir-Shabeelle.

Kulanka labada madaxweyne ee ka dhacay magaalada Bujumbuura kadib waxaa soo baxaya in dib loo dhigi karo bixitaanka ciidamada Burundi.

Haaruun Macruuf ayuu qadka telefoonka ugu warramay.

Wareysiga Madaxweyne Waare oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:04 0:00

XS
SM
MD
LG