Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ku guuleystay golaha deegaanka Barron, Wisconsin


Isaaq Cabdi Maxamed (Gaaddaay) ayaa ku guuleystay is reeb reebka doorashada golaha deegaanka ee magaalada Barron, gobolka Wisconsin ee dalkan Mareykankan.

Doorashadan oo aheyd mid gaar ah, ayaa natiijadii ugu dambeysay lagu dhawaaqay xaley xilligaa Mareykanka, waxana la geli doonaa doorashada guud April 2 sanadkan.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa qadka telefoonka kula xiriirey Isaaq oo weydiiyay sida ay u dhacdey doorashada is reeb reebka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG