Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Geelle oo Qaabiley Madaxweyne Farmaajo


Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, kadib booqasho uu ku tagay dalkaas.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo laabtay safar uu dhawaan ku tagay dalka Burundi. Wariyaha VOA Ramadan Muuse ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG