Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay farta Soomaaliga iyo in la gaaray, iyo in kale, himilooyinkii laga lahaa, waxaana marti ku ah Abwaan Saciid Saalax Axmed oo ka mid ahaa madaxdii Wasaaraddii Waxbarashada ee Somalia.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:30:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG